Soomaaliya oo Qodobo adag hor dhigeysa Shirka Ururka IGAD ee Maanta furmaya 

Waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa in magaalada Jabuuti ka furmo shir madaxdeeda 38-aad ee UruR Goboleedka IGAD, shirkan ayaana inta uu socdo looga doodi doonaa xaaladaha gobolka . Shirka ay isugu imaanayaan madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa gudoominaya Ra’iisul Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdouk oo ah Guddoomiyaha IGAD, waxaama shirka la gudoomin doona … Continue reading Soomaaliya oo Qodobo adag hor dhigeysa Shirka Ururka IGAD ee Maanta furmaya